Freedom and Equality Party
Freedom and Equality Party
Af-Soomaali English
  • Home
  • The Party
    • About Us
    • Our Leader
    • Our Vision
    • Our Goal
    • Our Objectives
    • Political Program
  • Party Structure
    • General Assembly
    • Central Committee
    • Executive Committee
  • Party Wings
    • Women Wing
    • Youth Wing
  • Media
    • News
    • Videos
    • Photo Gallery
    • Press Statements
    • Speeches
    • Meetings
  • Join Us
  • Contact Us
  • Home
  • The Party
    • About Us
    • Our Leader
    • Our Vision
    • Our Goal
    • Our Objectives
    • Political Program
  • Party Structure
    • General Assembly
    • Central Committee
    • Executive Committee
  • Party Wings
    • Women Wing
    • Youth Wing
  • Media
    • News
    • Videos
    • Photo Gallery
    • Press Statements
    • Speeches
    • Meetings
  • Join Us
  • Contact Us

Videos

Guddoomiye Kuxigeenka Xisbiga FEP oo Ka hadlay Arrimaha Deegaanka.

Xisbiga FEP laantiisa DDS oo bayaan kasoo saaray Marxaladda Ethiopia

Our Vision

Xisbiga FEP waa mid ka dhabaynaya in la arko bulsho ku nool dimoqraadiyad iyo barwaaqo, laguna beeray wadaniyad iyo lahaansho dal oo dhab ah, dhidibadana loo aasay nabadgaliyo sugan iyo horumar dhaqaale oo waara, qofwalibana uu si xor ah u cabiri karo aragtidiisa, isla mar ahaantaana si siman uga wada faa,idaysta ugana wada qayb qaata arrimaha dalka.

Our Goal

Xisbiga FEP himiladiisu waa inuu dhisaa nidaam dimuqraadiyadeed oo suurta galinaya dhismaha maamulka suuban iyo saraynta sharciga, awooda siyaasadeedna wuxuu u gacan galinayaa shacabka oo kaliya, wxuuna u horseedaya bulshada inay si cadaalad ah u wada qaybsato fursadaha siyaasadeed, shaqo & kuwa horomarineedba.

Our Objectives

Ujeedooyinka xisbiga FEP kuwa ugu waawayn waxaa ka mida:
  • In la ixtiraamo muwaadinka lana ilaaliyo xuquuqihiisa aasaasiga ah sida xoriyatul-qowlka IWM (Human being first). 
  • In mabaadiida maamulka suuban ay si hufan ugu dhaqan gasho dalka. 
  • In la xaqiijiyo saraynta sharciga iyo in uu xididaysto dhaqan siyaasadeedka uu awooda siyaasadeed yeelanaayo shacabku. 
  • In ururada rayidka ah iyo warbaahintu kaalin ballaadhan ku dhex yeeshaan dhismaha dalka. 
  • In la xaqiijiyo horumar waara iyo nabadgelyo la isku halayn karo inay ka hirgasho dalka.
  • In kheyraadka dalka loo qaybsado si cadaalad iyo sinaan ah. 
  • In la tirtiro musuqa baahsan ee hakadka geliyay horumarka dalkeena, wiiqayna hantidii shacabka. 
  • Inay dumarka laga qayb galiyo siyaasada dalka.
  • In shacabka lagu abuuro lahaansho wadaniyadeed oo dhab ah.

The Party

  • About Us
  • Our Leader
  • Our Vision
  • Our Goal
  • Our Objectives
  • Contact Us

Media

  • News
  • Videos
  • Photo Gallery
  • Press Statements
  • Speeches
  • Meetings

Address

  • Head Quarter
  • Main Road
  • jigjiga - Ethiopia
  • info@fepethiopiasr.com
  • +251940898294

Copyright © 2022 - 2026 Freedom and Equality Party All Rights Reserved.

Site Designed & Developed by ILEYS INC.