About FEP Party
Xisbiga FEP waa xisbi siyaasadeed heer Fadaraal ah oo ka dhaq dhaqaaqa dhammaan dalka Ethiopia oo uu ka mid yahay Deegaanka Soomaalidu, wuxuuna modnaanta 1aad siinayaa qofka muwaadinka ah (Human being first).
Xisbiga FEP waxaa la aasaasay March 24 2019, waxaana lagu aasaasay magaala madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa.
General Principles
ixtiraamka Muwaadinka
In la ixtiraamo muwaadinka lana ilaaliyo xuquuqihiisa aasaasiga ah sida xoriyatul-qowlka IWM (Human being first).
Maamulka Suuban
In mabaadiida maamulka suuban ay si hufan uga dhaqan gasho dalka.
Sarraynta Sharciga
In la xaqiijiyo saraynta sharciga iyo kala dambaynta
Doorasho Xor iyo Xalaala
In siyaasada lagu soo celiyo gacanta shacabka oo si xor iyo xalaala wax loo doorto
Kheyraadka Dalka
In kheyraadka dalka loo qaybsado si cadaalad iyo sinaan ah
Dumarka iyo Siyaasada
In dumarka laga qayb galiyo siyaasada dalka
Nidaamka Fadaraalka
Xisbiga FEP wuxuu ilaalinayaa Nidaamka Fadaraalka ah ee ku dhisan Qoomiyadaha sida ku xusan Distuurka Ethiopia
Ilaalinta Isirka
Xisbiga FEP wuxuu rumaysanyahay Ilaalinta Isirka qoomiyad walba, Luqadeeda, Xuduudeeda, Diinteeda IWM
Nabad Kuwada Noolaansho
Xisbiga FEP wuxuu rumaysanyahay Ilaalinta Mabda nabad kuwada noolaanshaha qoomiyadaha Ethiopia
Meet Our Leader
Ibraahim Maxamed Xuseen (Ibraahim Dheere) waa hogaamiyaha xisbiga Xoriyada & Sinaanta (FEP) ee deegaanka Somalida.
Learn More
Are Freedom & Equality important for you?
News
Xisbiga Xisbiga xorriyadda iyo sinaanta ee (FEP) oo si adan u cambaareeyey weerarradii Gondar
Xisbiga Xisbiga xorriyadda iyo sinaanta ee (FEP) oo si adan u cambaareeyey weerarradii Gondar...
Sii AkhriGuddoomiye Kuxigeenka Xisbiga FEP laantiisa DDS oo Ka hadlay Arrimaha Deegaanka.
Guddoomiye Kuxigeenka Xisbiga FEP laantiisa DDS oo Ka hadlay Arrimaha Deegaanka....
Sii AkhriXisbiga FEP laantiisa DDS oo bayaan kasoo saaray Marxaladda Ethiopia
Xisbiga FEP laantiisa DDS oo bayaan kasoo saaray Marxaladda Ethiopia...
Sii Akhri