Xisbiga FEP
Xisbiga FEP
Af-Soomaali English
  • Bogga Hore
  • Xisbiga
    • FEP political program
    • Nagu Saabsan
    • Hoggaamiyaha Xisbiga
    • Aragtida Xisbiga
    • Himilada Xisbiga
    • Ujeeddooyinka Xisbiga
    • Barnaamij Siyaasadeedka
  • Qaab-dhismeedka
    • Golaha Shirweynaha
    • Golaha Dhexe
    • Golaha Fulinta
  • Garabyada
    • Garabka Haweenka
    • Garabka Dhallinyarada
  • Warbaahinta
    • Wararka
    • Muuqaallada
    • Sawirrada
    • War-Murtiyeedyada
    • Khudbadaha
    • Shirarka
  • Nagu Soo Biir
  • Nala Soo Xiriir
  • Bogga Hore
  • Xisbiga
    • FEP political program
    • Nagu Saabsan
    • Hoggaamiyaha Xisbiga
    • Aragtida Xisbiga
    • Himilada Xisbiga
    • Ujeeddooyinka Xisbiga
    • Barnaamij Siyaasadeedka
  • Qaab-dhismeedka
    • Golaha Shirweynaha
    • Golaha Dhexe
    • Golaha Fulinta
  • Garabyada
    • Garabka Haweenka
    • Garabka Dhallinyarada
  • Warbaahinta
    • Wararka
    • Muuqaallada
    • Sawirrada
    • War-Murtiyeedyada
    • Khudbadaha
    • Shirarka
  • Nagu Soo Biir
  • Nala Soo Xiriir

Muuqaallada

Maamulka deegaanka oo ku fashilmay xakamaynta sicir bararka

Afhayeenka xisbiga FEP ayaa sheegay inay masuuliyiinta xukumadu ka dhuuntaan saxaafadda.

Guddoomiye Kuxigeenka Xisbiga FEP oo Ka hadlay Arrimaha Deegaanka.

Xisbiga FEP laantiisa DDS oo bayaan kasoo saaray Marxaladda Ethiopia

Aragtida Xisbiga

Xisbiga FEP waa mid ka dhabaynaya in la arko bulsho ku nool dimoqraadiyad iyo barwaaqo, laguna beeray wadaniyad iyo lahaansho dal oo dhab ah, dhidibadana loo aasay nabadgaliyo sugan iyo horumar dhaqaale oo waara, qofwalibana uu si xor ah u cabiri karo aragtidiisa, isla mar ahaantaana si siman uga wada faa,idaysta ugana wada qayb qaata arrimaha dalka.

Himilada Xisbiga

Xisbiga FEP himiladiisu waa inuu dhisaa nidaam dimuqraadiyadeed oo suurta galinaya dhismaha maamulka suuban iyo saraynta sharciga, awooda siyaasadeedna wuxuu u gacan galinayaa shacabka oo kaliya, wxuuna u horseedaya bulshada inay si cadaalad ah u wada qaybsato fursadaha siyaasadeed, shaqo & kuwa horomarineedba.

Ujeedooyinka Xisbiga FEP

Ujeedooyinka xisbiga FEP kuwa ugu waawayn waxaa ka mida:
  • In la ixtiraamo muwaadinka lana ilaaliyo xuquuqihiisa aasaasiga ah sida xoriyatul-qowlka IWM (Human being first). 
  • In mabaadiida maamulka suuban ay si hufan ugu dhaqan gasho dalka. 
  • In la xaqiijiyo saraynta sharciga iyo in uu xididaysto dhaqan siyaasadeedka uu awooda siyaasadeed yeelanaayo shacabku. 
  • In ururada rayidka ah iyo warbaahintu kaalin ballaadhan ku dhex yeeshaan dhismaha dalka. 
  • In la xaqiijiyo horumar waara iyo nabadgelyo la isku halayn karo inay ka hirgasho dalka.
  • In kheyraadka dalka loo qaybsado si cadaalad iyo sinaan ah. 
  • In la tirtiro musuqa baahsan ee hakadka geliyay horumarka dalkeena, wiiqayna hantidii shacabka. 
  • Inay dumarka laga qayb galiyo siyaasada dalka.
  • In shacabka lagu abuuro lahaansho wadaniyadeed oo dhab ah.

Xisbiga

  • Nagu Saabsan
  • Hoggaamiyaha Xisbiga
  • Aragtida Xisbiga
  • Himilada Xisbiga
  • Ujeeddooyinka Xisbiga
  • Nala Soo Xiriir

Warbaahinta

  • Wararka
  • Muuqaallada
  • Sawirrada
  • War-Murtiyeedyada
  • Khudbadaha
  • Shirarka

Xarunta Xisbiga

  • Xarunta Guud
  • Jidka Koowaad
  • jigjiga - Ethiopia
  • info@fepethiopiasr.com
  • +251940898294

© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Xisbiga FEP 2022 - 2025

Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda ILEYS INC.