Xisbiga FEP
Xisbiga FEP waa xisbi siyaasadeed heer Fadaraal ah oo ka dhaq dhaqaaqa dhammaan dalka Ethiopia oo uu ka mid yahay Deegaanka Soomaalidu, wuxuuna modnaanta 1aad siinayaa qofka muwaadinka ah (Human being first).
Xisbiga FEP waxaa la aasaasay March 24 2019, waxaana lagu aasaasay magaala madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa.
Mabaadii'da Xisbiga FEP
ixtiraamka Muwaadinka
In la ixtiraamo muwaadinka lana ilaaliyo xuquuqihiisa aasaasiga ah sida xoriyatul-qowlka IWM (Human being first).
Maamulka Suuban
In mabaadiida maamulka suuban ay si hufan uga dhaqan gasho dalka.
Sarraynta Sharciga
In la xaqiijiyo saraynta sharciga iyo kala dambaynta
Doorasho Xor iyo Xalaala
In siyaasada lagu soo celiyo gacanta shacabka oo si xor iyo xalaala wax loo doorto
Kheyraadka Dalka
In kheyraadka dalka loo qaybsado si cadaalad iyo sinaan ah
Dumarka iyo Siyaasada
In dumarka laga qayb galiyo siyaasada dalka
Nidaamka Fadaraalka
Xisbiga FEP wuxuu ilaalinayaa Nidaamka Fadaraalka ah ee ku dhisan Qoomiyadaha sida ku xusan Distuurka Ethiopia
Ilaalinta Isirka
Xisbiga FEP wuxuu rumaysanyahay Ilaalinta Isirka qoomiyad walba, Luqadeeda, Xuduudeeda, Diinteeda IWM
Nabad Kuwada Noolaansho
Xisbiga FEP wuxuu rumaysanyahay Ilaalinta Mabda nabad kuwada noolaanshaha qoomiyadaha Ethiopia
Baro Hoggaamiyaha Xisbiga
Ibraahim Maxamed Xuseen (Ibraahim Dheere) waa hogaamiyaha xisbiga Xoriyada & Sinaanta (FEP) ee deegaanka Somalida.
FaahfaahinMuhiim ma u aragtaa Xoriyad iyo Sinnaan?
Wararka
Addis ababa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay shirkii golaha dhaxee xisbiga FEP.
Shirkii galaha dhaxee xisbiga FEP heer Fadaraal......
Sii AkhriGudoomiye Ibrahim Dheere kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee Muqdisho...
Kulankii gudoomiye Ibrahim Dheere iyo bulshada ra'yidka ah ee caasimadda Somalia muqdisho....
Sii AkhriGudoomiyaha guud ee xisbiga FEP soo booqday xafiiska xisbiga ee caasimadda Jigjiga.
Booqasho iyo wadatashi....
Sii AkhriTababar u soo dhamaaday xisbiyada siyaasadda ee deegaanka soomaalida
Tababar kaas oo ka socday Jigjiga International Hotel......
Sii AkhriAddis ababa waxaa ku soo gaba-gaboobay shirkii golaha dhexee xisbiga FEP ee lix biloodle
SHIRKII CAADIGA AHAA EE G/DHEXE FEP OO CAAWA LAGU SOO GABAGABEEYAY, JUPITER HOTEL ADISABABA...
Sii Akhri