Gudoomiyaha guud ee xisbiga FEP soo booqday xafiiska xisbiga ee caasimadda Jigjiga.

Friday September 22, 2023 - 14:34:08
0 Comments
230
Super Admin
Booqasho iyo wadatashi. Gudoomiyaha xisbiga FEP Dr Abdulkadir Adem oo soo booqday xarunta xisbiga FEP ee laanta Deegaanka soomalida. 
Gudoomiyaha iyo xubnaha xisbiga ayaa halkaa ku yeeshay is xog waraysi kana wada hadlay arrimaha xisbiga iyo qorshayowga u yaalla.

Leave a comment

You have 350 characters remaining.