Kulankii gudoomiye Ibrahim Dheere iyo bulshada ra'yidka ah ee caasimadda Somalia muqdisho.
Waxaa farxad wayn ii ahayd inaan maanta ka qayb galo kulan balaadhan ooy soo qaban qaabisay Bulshada Rayadka ah ee ku nool magaala madaxda Somaliya ee Mugadisho.
Waxaan bulshada war bixin faah faahsan ka siiyay DDS iyo meesha ay maanta marayso.
Sidoo kale waxaa iyaguna hadalo qiima badan ka soo jeediyay madasha madaxda Dhaqanka, Dumarka & Aqoonyahankaba.
Waxaan uga mahad celinaya Bulshada ree Mugadisho sida sharafta badan ee ay ii soo dhaweeyeen.