Gudoomiye kuxigeen ka xisbiga Xoriyada iyo sinaanta (FEP) ahna Gudoomiyaha deegaanka soomaalida mudane Sheikh Ibraahim Mohamed Hussein ( Ibrahim dheere) ayaa ka qaybgalay munaasabada caleemasaarka madaxwaynaha 10aad ee jamhuuriyada Federalka Soomaliyeed.

Xisbiga Xoriyada iyo sinaanta oo ah xisbi heer qaran ah oo ay wada leeyihiin qowmiyadaha itoobiya ayay soomalidu udub dhaxaad u tahay dhaq-dhaqaaqiisa siyaasadeed , madaxwayne xasan sheikh mohamud waxaan ilahay uga baryaynaa in uu xilka ku asturo oo noqdo mid dib u soo celiya hankiii iyo hawadii soomalidu lahayd.
Xisbiga Xoriyada iyo sinaanta wuxu door muhiim ah ka qaadani doonaa is dhexgalka iyo isu soo dhawaynta bulshada Soomaliyeed.