Xisbiga Xoriyada iyo sinaanta ( FEP) wuxuu hambalyo u diryaa raysul wasaaraha 21 ee jamhuuriyada Federalka Soomaliyeed
Hambalyo
Xisbiga Xoriyada iyo sinaanta ( FEP) wuxuu hambalyo u diryaa raysul wasaaraha 21 ee jamhuuriyada Federalka Soomaliyeed oo loo magacabay mudane XAMSE ABDI BARE , raysul wasaaraha cusub waxaan ilahay ugu baryaynaa in uu xilka ku asturo oo uu noqdo mid shacabka soomaliyeed u horseeda Nabadgalyo iyo Barwaaqo.
Xisbiga Xoriyada iyo sinaanta ( FEP) wuxuu dawlada iyo shacabka soomaliyeed ugu hambalyaynaya kuna bogaadinayaa sida wada jirka ah ee ay uga soo gudbeen caqabadihii ku xeeraa doorashada madaxwaynaha iyo xulida raysul wasaaraha 21aad ee dalka .