Hay,adaha aan dawliga ahayn ee dawlad deegaanka soomaalida madasha ay ku bahoobeen ee lagu magac daro SONSAC ayaa qabatay dood lagaga wadahadlayo wadahadalada ay dawlada itoobiya la gashay TPLF casharada laga barani karo , faa,iidada ay u leedahay soomaalida iyo dib u eegis waxyaabihii soo dhacay.
Dood wadaagan waxaa ka soo qaybgalay xisbiyada siyaasada deegaanka soomaalida, aqoonyahanka iyo oday dhaqameedka .
Royal Hotel Jigjiga
" Xoriyada iyo sinaanta ha Guulaystaan "