xisbiga xorriyada iyo sinaanta FEP ee dowlad deegaanka soomaalida oo hambalyo u diray madaxwaynaha cusub ee soomaalia...
xisbiga xorriyada iyo sinaanta FEP ee dowlad deegaanka soomaalida wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa madaxwaynaha cusub ee jamhuuriyada federalka soomaalia mudane Hassan Sheikh Mohamud waxaana madaxwaynaha u rajaynayaa inuu noqdo kii dalkiisa iyo dadkiisaba u horseeda hormar,midnimo,iyo nabad galiyo waarta.
Ibrahim Mohamed Hussein
Gud/xisbiga FEP ee laantiisa dowlad deegaanka soomaalida Jigjiga.